Shuruudaha isticmaalka (Terms)
Markaad isticmaasho YoolPlan, waxaad ogolaatay shuruudahan.
Qoraalkan waa qabyo. Qoraalka rasmiga ah ee sharciga ah waa la daabici doonaa ka hor launch-ka.
- YoolPlan waa app lagu dhiso joogtayn: caadooyin, qorshe, hadafyo iyo dib-u-eegis.
- Waxaad masuul ka tahay password-kaaga iyo xogta aad gelisay.
- Qorshayaasha Premium iyo Lifetime waxay raacaan shuruudaha lacag-bixinta ee la tusay marka la iibsanayo.