Caawimaad / FAQ
Jawaabaha su'aalaha ugu badan.
Maxay tahay YoolPlan?
App ay ku jiraan caadooyin, qorshe, hadafyo, journal iyo focus timer, loogu talagalay inaad horumar joogto ah samayso.
Ma bilaash baa?
Haa. Plan-ka Free wuu ku filan yahay bilowga. Premium waa ikhtiyaari.
Xogtayda ma la arkaa?
Maya. Journal-kaaga iyo notes-kaaga waa private, kooxda admin-kuna ma arki karto nuxurkooda.
Sidee ku heli karaa kaalmo?
Support-ka ayaa la furi doonaa dhawaan. Hadda ka akhri bogga Asturnaanta.